NetworkInternet-ka Ka Yimaada Cirka (Satellite Internet)
Miyaad ogtahay in maanta aad heli karto internet xawaare sare leh xitaa haddii aad joogto meel aan tower iyo fiilo midna lahayn? Waa tan sababta — Satellite Internet!
Loading filters...
Our Writers
Showing 61-72 of 99 articles
NetworkMiyaad ogtahay in maanta aad heli karto internet xawaare sare leh xitaa haddii aad joogto meel aan tower iyo fiilo midna lahayn? Waa tan sababta — Satellite Internet!
Web DevelopmentHaddii web-ka loo eego sida guri, HTML waa tiirarka iyo darbiyada. Waa halka wax walba ka bilaabmaan. Waa luuqadda dhismaha ee web-ka lagu sameeyo — HyperText Markup Language.
MarketingWaxaa hadda la bilaabay Dugsiiye Ambassador Program — barnaamij loogu talagalay dadka jecel inay waxbarashada iyo hal-abuurka gaarsiiyaan bulshada inteeda kale.
Programming LanguagesJavaScript waa luuqadda nolosha siisay web-ka. Haddii HTML ay tahay laf-dhabarta dhismaha, CSS ay tahay qurxinta, JavaScript waa maskaxda dhaqaajisa — waa halka ficilka, isbeddelka iyo falcelinta dhabta ah ay ka bilaabmaan.
ScholarshipWaxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Sahra Iidle, oo noqotay ardaydii kaalinta koowaad ka gashay Bootcamp-kii Data Science & Machine Learning ee ay soo qabanqaabisay Dugsiiye.
Programming LanguagesTypeScript waa superset ka mid ah JavaScript oo ay sameysay Microsoft si ay u xoojiso amniga iyo nadiifnimada code-ka.
Web DevelopmentTailwind CSS waa CSS framework casri ah oo ku dhisan fikradda utility-first — taasoo micnaheedu tahay in halkii aad CSS file weyn qori lahayd, aad si toos ah ugu qurxin karto qayb kasta oo HTML ah adigoo isticmaalaya class-yo yar-yar oo diyaarsan.
Mobile DevelopmentReact Native waa framework ay dhistay Meta (Facebook) si loogu sameeyo mobile applications iyadoo la adeegsanayo JavaScript iyo React.
Web DevelopmentExpress.js waa framework fudud oo xoog badan oo loogu talagalay Node.js. Waa qalab ka dhigay dhisida backend iyo APIs mid sahlan, nadiif ah, isla markaana la fahmi karo.
Programming LanguagesNode.js waa JavaScript runtime environment oo kuu oggolaanaya inaad JavaScript ku run gareyso dhinaca server-ka, halkii ay hore ugu shaqeyn jirtay oo keliya browser-ka.
Web DevelopmentMongoDB waa NoSQL Database casri ah oo loo dhisay si uu u maareeyo xogta. Haddii database-yadii hore (SQL) ay ku khasbayeen in xog kasta ay yeelato table iyo rows, MongoDB waxay keentay xorriyad buuxda: xog walba waa document JSON ah.
Web DevelopmentPrisma waa ORM (Object Relational Mapper) casri ah oo loogu talagalay in uu fududeeyo sida developers-ka ula macaamilaan database-yada. Halkii aad ku qori lahayd SQL queries gacantaada,