Programming Languages10-ka Programming Languages Ugu Fiican 2026
Dib u eegista 10-ka luqadood ee ugu fiican 2026—Python, TypeScript, Go, Rust iyo kuwo kale. Ogow sababta ay muhiim u yihiin iyo halka ay ka shaqeeyaan.
Showing 1-8 of 8 articles
Programming LanguagesDib u eegista 10-ka luqadood ee ugu fiican 2026—Python, TypeScript, Go, Rust iyo kuwo kale. Ogow sababta ay muhiim u yihiin iyo halka ay ka shaqeeyaan.
Programming LanguagesJavaScript waa luuqadda nolosha siisay web-ka. Haddii HTML ay tahay laf-dhabarta dhismaha, CSS ay tahay qurxinta, JavaScript waa maskaxda dhaqaajisa — waa halka ficilka, isbeddelka iyo falcelinta dhabta ah ay ka bilaabmaan.
Programming LanguagesTypeScript waa superset ka mid ah JavaScript oo ay sameysay Microsoft si ay u xoojiso amniga iyo nadiifnimada code-ka.
Programming LanguagesNode.js waa JavaScript runtime environment oo kuu oggolaanaya inaad JavaScript ku run gareyso dhinaca server-ka, halkii ay hore ugu shaqeyn jirtay oo keliya browser-ka.
Programming LanguagesData Structures waa eray muhiim ah oo developers si joogto ah u adeegsadaan. Haddii si fudud loo dhigo
Programming LanguagesAlgorithm waa eray programmers iyo mathematicians si joogto ah u adeegsadaan, Haddii aan si fudud u dhigno waa “hab-raac” cad oo xal loogu helo dhibaato.
Programming LanguagesBeri hore, caalamka barnaamij-samayntu wuxuu ahaa meel si gaar ah loo yaqaan, inta badanna waxaa loo arkayay xirfad adag oo ay helaan dad kooban.
Programming LanguagesSida aan ognahay, si aan ula xiriirno qof, waxaan u baahanahay luqad gaar ah, si la mid ah si aan ula xiriirno kombuyuutarrada, programmers ka sidoo kale waxay u baahan yihiin luqad, taas ayaa waxaa loo yaqaan ‘Programming Language’.
More categories