All articlesCategory

Cybersecurity

Ethical hacking, cryptography, and digital security. Learn to protect and understand systems. In Somali and English.

6 articlesSomali & English

Showing 1-6 of 6 articles

Waa Maxay OAuthCybersecurity

Waa Maxay OAuth

OAuth waa nidaam oggolaansho (authorization) oo u oggolaanaya app ama adeeg inuu helo xogtaada adigoon siin password-kaaga. Waa sababta aad marar badan u aragto batoonka leh: “Continue with Google” ama “Login with Facebook.”

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay JWT (JSON Web Token)Cybersecurity

Waa Maxay JWT (JSON Web Token)

JWT (JSON Web Token) waa tiknooloojiyad (farsamo) casri ah oo loo adeegsado Aqoonsiga Isticmaalaha (Authentication) iyo Ogolaanshaha Galitaanka (Authorization), gaar ahaan web apps, mobile apps, iyo APIs.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay CryptographyCybersecurity

Waa Maxay Cryptography

Cryptography waa cilmiga xogta si ammaan ah loogu qariyo . Haddii si fudud loo dhigo, waa farsamo dadka iyo nidaamyada digital-ka u adeegsadaan si xog sir ah u gudbiyaan. Taariikh ahaan, boqorradii iyo jeneraalladii hore waxay farriimo qarsoodi ah ku qori jireen code ama xarfo beddelan

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Reverse Engineering, Sideese Loo AdeegsadaaCybersecurity

Waa Maxay Reverse Engineering, Sideese Loo Adeegsadaa

Dunida casriga ah, reverse engineering waa farsamo muhiim ah oo lagu falanqeeyo software, hardware, iyo nidaamyo kale si loo fahmo sida ay u shaqeeyaan. Farsamadan waxaa loo adeegsadaa amniga internet-ka, cilmi baarista teknolojiyadda, iyo horumarinta software.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Sidee Loo Noqdaa Ethical HackerCybersecurity

Sidee Loo Noqdaa Ethical Hacker

Erayga ‘hacker’ waxa uu markii hore qeexayay barnaamij-sameeye (programmer) xirfad leh ee aad u yaqaana code-ka mishiinka iyo hababka hawlgalka (operating systems) ee kombuyuutarka.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay HackingCybersecurity

Waa Maxay Hacking

Erayga ‘Hacker’ waxa loo alifay in lagu qeexo khubarada u isticmaalay xirfadahooda si ay dib ugu horumariyaan nidaamyada guud, iyaga oo nidaamyadaas u kordhinaya waxtarkooda una oggolaanaya in ay qabtaan hawlo badan.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf