ScholarshipSahra Iidle Oo Ku Guuleysatay Full Scholarship
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Sahra Iidle, oo noqotay ardaydii kaalinta koowaad ka gashay Bootcamp-kii Data Science & Machine Learning ee ay soo qabanqaabisay Dugsiiye.
More categories