Artificial IntelligenceWaa Maxay Data Science
Dunida casriga ah waxaa lagu tilmaamaa in xogta (Data) ay tahay dahabka cusub ama shidaalka cusub. Laakiin dahabkaas waa mid aan faa'iido lahayn haddii aan la farsameyn oo aan laga soo saarin macluumaad qiimo leh.










