Learn Coding in Somali: The Complete Path from Zero to AI Engineer
Yes, you can learn to code fully in Somali. Here is the complete path: structured courses, a real mentor, and a community, from your first HTML tag to shipping AI apps.
Loading filters...
Showing 13-24 of 99 articles
Yes, you can learn to code fully in Somali. Here is the complete path: structured courses, a real mentor, and a community, from your first HTML tag to shipping AI apps.
Python waa luuqadda ugu fudud ee la bilaabo, waana luuqadda AI-ga. Halkan waxaad ka helaysaa full course Af-Soomaali ah oo bilaash ah, iyo waddada kuu horseedaysa AI Engineering.
JavaScript waa luuqadda ugu isticmaalka badan dunida. Halkan waxaad ku baranaysaa waxa ay tahay, maxay muhiim u tahay, iyo sida aad Af-Soomaali ugu baran karto.
HTML waa tallaabada ugu horreysa ee web development. Halkan waxaad ku baranaysaa waxa HTML yahay, sida uu u shaqeeyo, iyo sida aad maanta u qori karto code-kaaga ugu horreeya, Af-Soomaali.
Ma rabtaa inaad barato programming laakiin ma garanaysid halka laga bilaabo? Tallaabo tallaabo ayaan kuugu sheegaynaa sida aad Af-Soomaali ugu baran karto, adigoo ka bilaabaya eber.
AI laba waji buu leeyahay: Core AI oo ah in models la tababaro, iyo Applied AI oo ah in models-ka jira wax lagu dhiso. Qoraalkan waxaad ku ogaanaysaa kan adiga kugu habboon iyo halka laga bilaabo.
ChatGPT, Claude, Gemini: dhammaan waa Large Language Models. Qoraalkan waxaad ku fahmaysaa waxa ay yihiin, maxay u yihiin large, sida loo tababaro, iyo sida ay jawaabta kuugu soo saaraan.
AI engineer, data scientist, machine learning engineer iyo prompt engineer: roles-kan waa lagu wareeraa. Qoraalkan waxaad ku fahmaysaa shaqada uu mid kastaa qabto iyo kan adiga kugu habboon.
AI EngineeringSanadihii u dambeeyay, Garaad Gacmeedku wuxuu noqday mid ka mid ah tiknoolajiyada ugu kobaca badan dunida. Shirkado waaweyn iyo kuwo yaryarba waxay maanta raadinayaan AI Engineers si ay u dhisaan nidaamyo caqli badan oo xalliya dhibaatooyin dhab ah.
Artificial IntelligenceWaa run in Claude Code limit-kiisa ciyow la gaaro, gaar ahaan haddii aad isticmaasho plans-ka yar-yar sida midka 20-ka dollar ah. Laakiin inta badan caqabadu waxay noqon kartaa sida aad u isticmaasho.
Software EngineeringYouTube waa madal aad u weyn, waxaana maalin kasta la soo geliyaa muuqaallo aad u farabadan. Mareegtan waxay maamushaa tiro aad u badan oo isticmaaleyaal iyo faylal ah, taas oo u baahan injineernimo heer sare ah si wax walba si habsami leh ugu shaqeeyaan.
Artificial IntelligenceRanking cusub ee LM Arena wuxuu muujinayaa sida ay AI models-ku maanta u kala awood badan yihiin, gaar ahaan dhinaca coding-ka iyo xalinta dhibaatooyinka adag. Waxa ugu yaabka badan waa in 10-ka model ee ugu sarreeya ay si weyn u maamulayaan models-ka shirkadda Anthropic ee Claude Opus.
Our Writers