All articlesCategory

Artificial Intelligence

Everything AI, from machine learning basics to building with Cursor and modern AI agents. Written in Somali and English.

19 articlesSomali & English

Showing 1-12 of 19 articles

Sida Loo Yareeyo Token-ka Claude CodeArtificial Intelligence

Sida Loo Yareeyo Token-ka Claude Code

Waa run in Claude Code limit-kiisa ciyow la gaaro, gaar ahaan haddii aad isticmaasho plans-ka yar-yar sida midka 20-ka dollar ah. Laakiin inta badan caqabadu waxay noqon kartaa sida aad u isticmaasho.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
LLM Models-ka ugu fiican ee codingArtificial Intelligence

LLM Models-ka ugu fiican ee coding

Ranking cusub ee LM Arena wuxuu muujinayaa sida ay AI models-ku maanta u kala awood badan yihiin, gaar ahaan dhinaca coding-ka iyo xalinta dhibaatooyinka adag. Waxa ugu yaabka badan waa in 10-ka model ee ugu sarreeya ay si weyn u maamulayaan models-ka shirkadda Anthropic ee Claude Opus.

Mohamud OsmanMohamud Osman
AI Tools-ka Developers-kaArtificial Intelligence

AI Tools-ka Developers-ka

Ai tools fara badan ayaa jira hadana hadan soo qaadano kuwooda ugu muhiimsan ka developer ahaan waa kuwan:. Qof kasta oo developer ah maanta wuu ogyahay in AI uu noqday qayb muhiim ah oo ka mid ah shaqada maalinlaha ah.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Claude CodeArtificial Intelligence

Waa Maxay Claude Code

Claude Code waa qalab (tool) loogu talagalay inuu si toos ah ula shaqeeyo dadka koodhka qora(Developers). Waa caawiye AI ah oo ku dhex nool meesha aad koodhka ku qorto ee loo yaqaanno Terminal-ka.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Reinforcement LearningArtificial Intelligence

Waa Maxay Reinforcement Learning

Reinforcement Learning waa nooc ka mid ah AI-da oo wax ku barta tijaabo iyo qalad. Haddii AI-da kale lagu baro xog la diyaariyay, noocan wuxuu wax ku bartaa isaga oo la falgalaya deegaanka uu ku jiro.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Computer VisionArtificial Intelligence

Waa Maxay Computer Vision

Computer Vision waa qayb ka mid ah AI-da oo kombuyuutarka baraysa inuu u arko dunida sida ay dadku u arkaan. Haddii AI-da kale ay ku fiican tahay akhriska iyo qoraalka, Computer Vision waxay xoogga saartaa fahanka sawirada iyo muuqaallada.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
AI EthicsArtificial Intelligence

AI Ethics

Horumarka weyn ee laga gaaray AI-da wuxuu keenayaa su’aalo muhiim ah oo ku saabsan sida loo isticmaalo. Ethics-ka AI ama anshaxa AI waa xeerarka lagu xaqiijinayo in tiknoolojiyaddan loo isticmaalo si nabad ah oo caddaalad ah.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Deep LearningArtificial Intelligence

Waa Maxay Deep Learning

Deep Learning waa qayb aad u muhiim ah oo ka mid ah AI-da. Waxay keentay in kombuyuutarku uu maanta qaban karo shaqooyin dhib badan oo markii hore dadka kaliya ku koobnaa.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay OpenClawArtificial Intelligence

Waa Maxay OpenClaw

Dunida tiknoolojiyadda waxaa maanta ugu hadal hayn badan barnaamij cusub oo la yiraahdo OpenClaw. Waa caawiye AI ah oo aad u casri ah, kaas oo bilaash ah.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Data ScienceArtificial Intelligence

Waa Maxay Data Science

Dunida casriga ah waxaa lagu tilmaamaa in xogta (Data) ay tahay dahabka cusub ama shidaalka cusub. Laakiin dahabkaas waa mid aan faa'iido lahayn haddii aan la farsameyn oo aan laga soo saarin macluumaad qiimo leh.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay NLP (Natural Language Processing)Artificial Intelligence

Waa Maxay NLP (Natural Language Processing)

Dunida tiknoolojiyadda waxaa jira caqabad weyn oo u dhaxeysa dadka iyo kombuyuutarrada. Dadku waxay ku hadlaan luqado sida Soomaali ama Ingiriis, halka kombuyuutarku uu fahmo oo kaliya lambarro (Zero iyo One).

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Generative AIArtificial Intelligence

Waa Maxay Generative AI

Generative AI waa erayga ugu badan ee maanta laga hadal hayo dunida tiknoolojiyadda, waana nooc ka mid ah caqliga macmal (AI) oo awood u leh inuu abuuro waxyaabo cusub halkii uu kaliya falanqeyn lahaa xogta jirta.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Page 1 of 2