Koorsadani waxa ay ku baraysaa sida loo isticmaalo React Native si aad u dhisto iOS iyo Android apps adiga oo adeegsanaya hal codebase. Waxaad baran doontaa sida loo sameeyo navigation, authentication, API integration, local storage, push notifications, iyo sida loogu daabaco apps-ka App Store iyo Google Play. Waxa kale oo lagu siin doonaa tababar ku saabsan hababka wanaagsan ee performance optimization iyo design patterns mobile apps.
๐ Dhamaadka koorsada, waxaad awood u yeelan doontaa in aad sameyso apps casri ah oo ku shaqeeya labada system (iOS & Android), taas oo ku sahlaysa shaqo iyo fursado freelance.