Koorsadani waa jidka loo maro dhismaha software enterprise-level ah. Waxaan ka bilaabaynaa dhismaha backend APIs adigoo adeegsanaya Node.js iyo Express, ka dibna ku xeri doonaa frontend React/Next.js si loo abuuro user experience casri ah. Waxa kale oo aad baran doontaa authentication, security, testing, iyo performance optimization si aad software-kaaga uga dhigto mid la isku halleyn karo oo scalable ah.
Ugu dambayn, waxaan ku tusin doonaa sida loo sameeyo deployment to cloud servers sida AWS, Render, iyo Vercel si aad u dhisto software buuxa oo shaqeynaya isla markaana diyaar u ah isticmaalaha dhabta ah.
๐ Koorsadani waxay ku diyaarin doontaa in aad noqoto Full-Stack Engineer awood u leh in uu dhiso apps real ah oo scalable ah oo production ka socda.