Agentic coding waa sida software-ka maanta loo qoro: halkii aad adigu qori lahayd line kasta, waxaad si xirfad leh u qoraya AI agent. Course-kan oo dhammaystiran waa Af-Soomaali waxaa loogu talagalay developers horey app u dhisay oo doonaya inay shaqadooda ku dardar geliyaan Claude Code.
Maxaad baran doontaa:
- Explore, Plan, Code, Commit: workflow-ka agentic coding-ka saxda ah
- CLAUDE.md: sida project-kaagu memory u yeesho
- Skills, hooks, subagents, MCP iyo git worktrees: dhowr hawlood isku mar
- Prompting, context, specs, constraints
- Hubinta code-ka AI-da uu qoray kala saar code-ka la ship gareyn karo iyo midka kale
- UI design adigoo adeegsanaya Figma MCP iyo Claude Design
- Capstone: waxaad dhisaysaa app adigoo adeegsanaya multi-agent setup
Dhammaadka course-kan waxaad si kalsooni leh ayaad AI ula shaqayn doontaa sida engineer casri ah, adigoo fahamsan goorta iyo sida AI loo isticmaalo, iyo goorta aadan isticmaalin.