Course-dan waxaad ku baran doontaa React.js si fast ah oo wax ku ool ah. Waxay kaa caawin doontaa inaad si sahlan u dhisto frontend casri ah, adigoo adeegsanaya components, JSX, iyo props.
Waxaad si qoto dheer u baran doontaa hooks, state management, conditional rendering, iyo sida loo sameeyo reactive UI. Waxa kale oo aan baran doonaa forms handling, event management, iyo API integration adigoo isticmaalaya useEffect iyo fetch.
Dhamaadka course-kan, waxaad awoodi doontaa inaad dhisto Single Page Applications (SPA) la isku halayn karo, kana gudubto React una gudubto Next.js ama deployment dhab ah.