Course-dan waxaad ku baran doontaa sida modern databases u shaqeeyaan, laga bilaabo SQL (MySQL, PostgreSQL) ilaa NoSQL (MongoDB).
Waxaad baran doontaa sida data modeling loo sameeyo, tables iyo collections loo abuuro, iyo sida loo isticmaalo queries si degdeg ah oo wax ku ool ah.
Waxaad sidoo kale fahmi doontaa faraqa u dhexeeya relational databases iyo document-based databases, indexing, relationships, CRUD operations, iyo sida database loogu xiro backend-ka (Node.js).
Dhamaadka course-kan, waxaad awoodi doontaa inaad dhisto real production-ready apps leh database layer nadiif ah.