Web DevelopmentWaa Maxay Backend Development
Backend Development waa laf-dhabarta software-ka. Waa halka hawlaha qarsoon oo dhan ka socdaan, inkasta oo user-ka kaliya uu arko interface-ka quruxda badan ee frontend-ka.
Showing 13-15 of 15 articles
Web DevelopmentBackend Development waa laf-dhabarta software-ka. Waa halka hawlaha qarsoon oo dhan ka socdaan, inkasta oo user-ka kaliya uu arko interface-ka quruxda badan ee frontend-ka.
Web DevelopmentMarka laga hadlayo dhisidda software, waxaa jira laba eray oo developers-ka si joogto ah u adeegsadaan: Library iyo Framework. Labaduba waa code hore loo diyaariyay oo loogu talagalay in ay ka caawiyaan dhisida software, balse farqi muhiim ah ayaa u dhexeeya, inkasta oo badanaa lagu wareero.
Web DevelopmentAPI waa erey in badan la maqlo, balse badanaa si fudud looma fahmo. Erayga oo buuxa waa Application Programming Interface. Haddii si caadi ah loo dhigo, waa albaabka barnaamijyada ay ku wada hadlaan. Ma aha qofka isticmaala software-ka ee waa koodhka iyo barnaamijyada kale oo is dhexgal sameenaya.
More categories