All articles
Tag

Node.js

All articles tagged #Node.js on Dugsiiye, in Somali and English.

9 articles

Showing 1-9 of 9 articles

Waa Maxay JavaScriptProgramming Languages

Waa Maxay JavaScript

JavaScript waa luuqadda nolosha siisay web-ka. Haddii HTML ay tahay laf-dhabarta dhismaha, CSS ay tahay qurxinta, JavaScript waa maskaxda dhaqaajisa — waa halka ficilka, isbeddelka iyo falcelinta dhabta ah ay ka bilaabmaan.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa maxay TypeScriptProgramming Languages

Waa maxay TypeScript

TypeScript waa superset ka mid ah JavaScript oo ay sameysay Microsoft si ay u xoojiso amniga iyo nadiifnimada code-ka.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Tailwind CSSWeb Development

Waa Maxay Tailwind CSS

Tailwind CSS waa CSS framework casri ah oo ku dhisan fikradda utility-first — taasoo micnaheedu tahay in halkii aad CSS file weyn qori lahayd, aad si toos ah ugu qurxin karto qayb kasta oo HTML ah adigoo isticmaalaya class-yo yar-yar oo diyaarsan.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay React NativeMobile Development

Waa Maxay React Native

React Native waa framework ay dhistay Meta (Facebook) si loogu sameeyo mobile applications iyadoo la adeegsanayo JavaScript iyo React.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay ExpressJSWeb Development

Waa Maxay ExpressJS

Express.js waa framework fudud oo xoog badan oo loogu talagalay Node.js. Waa qalab ka dhigay dhisida backend iyo APIs mid sahlan, nadiif ah, isla markaana la fahmi karo.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay NodeJSProgramming Languages

Waa Maxay NodeJS

Node.js waa JavaScript runtime environment oo kuu oggolaanaya inaad JavaScript ku run gareyso dhinaca server-ka, halkii ay hore ugu shaqeyn jirtay oo keliya browser-ka.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay PrismaWeb Development

Waa Maxay Prisma

Prisma waa ORM (Object Relational Mapper) casri ah oo loogu talagalay in uu fududeeyo sida developers-ka ula macaamilaan database-yada. Halkii aad ku qori lahayd SQL queries gacantaada,

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Full-Stack DevelopmentWeb Development

Waa Maxay Full-Stack Development

Full-Stack Development waa marka developer uu isku mar yaqaan dhinaca hore ee software-ka (Frontend) iyo dhinaca gadaal ee qarsoon (Backend). Waa xirfad isku dhafan oo qofka ka dhigta inuu ka shaqeyn karo dhammaan meelaha software-ka, laga bilaabo muuqaalka user-ku arko ilaa server-ka xogta kaydiya.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay APIWeb Development

Waa Maxay API

API waa erey in badan la maqlo, balse badanaa si fudud looma fahmo. Erayga oo buuxa waa Application Programming Interface. Haddii si caadi ah loo dhigo, waa albaabka barnaamijyada ay ku wada hadlaan. Ma aha qofka isticmaala software-ka ee waa koodhka iyo barnaamijyada kale oo is dhexgal sameenaya.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf