All articles
Tag

AI Agents

All articles tagged #AI Agents on Dugsiiye, in Somali and English.

8 articles

Showing 1-8 of 8 articles

Sidee Loo Noqdaa AI EngineerAI Engineering

Sidee Loo Noqdaa AI Engineer

Sanadihii u dambeeyay, Garaad Gacmeedku wuxuu noqday mid ka mid ah tiknoolajiyada ugu kobaca badan dunida. Shirkado waaweyn iyo kuwo yaryarba waxay maanta raadinayaan AI Engineers si ay u dhisaan nidaamyo caqli badan oo xalliya dhibaatooyin dhab ah.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Sida Loo Yareeyo Token-ka Claude CodeArtificial Intelligence

Sida Loo Yareeyo Token-ka Claude Code

Waa run in Claude Code limit-kiisa ciyow la gaaro, gaar ahaan haddii aad isticmaasho plans-ka yar-yar sida midka 20-ka dollar ah. Laakiin inta badan caqabadu waxay noqon kartaa sida aad u isticmaasho.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
LLM Models-ka ugu fiican ee codingArtificial Intelligence

LLM Models-ka ugu fiican ee coding

Ranking cusub ee LM Arena wuxuu muujinayaa sida ay AI models-ku maanta u kala awood badan yihiin, gaar ahaan dhinaca coding-ka iyo xalinta dhibaatooyinka adag. Waxa ugu yaabka badan waa in 10-ka model ee ugu sarreeya ay si weyn u maamulayaan models-ka shirkadda Anthropic ee Claude Opus.

Mohamud OsmanMohamud Osman
AI Tools-ka Developers-kaArtificial Intelligence

AI Tools-ka Developers-ka

Ai tools fara badan ayaa jira hadana hadan soo qaadano kuwooda ugu muhiimsan ka developer ahaan waa kuwan:. Qof kasta oo developer ah maanta wuu ogyahay in AI uu noqday qayb muhiim ah oo ka mid ah shaqada maalinlaha ah.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay Claude CodeArtificial Intelligence

Waa Maxay Claude Code

Claude Code waa qalab (tool) loogu talagalay inuu si toos ah ula shaqeeyo dadka koodhka qora(Developers). Waa caawiye AI ah oo ku dhex nool meesha aad koodhka ku qorto ee loo yaqaanno Terminal-ka.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay OpenClawArtificial Intelligence

Waa Maxay OpenClaw

Dunida tiknoolojiyadda waxaa maanta ugu hadal hayn badan barnaamij cusub oo la yiraahdo OpenClaw. Waa caawiye AI ah oo aad u casri ah, kaas oo bilaash ah.

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay AI AgentsArtificial Intelligence

Waa Maxay AI Agents

Dunida tiknoolojiyadda waxaa qabsaday isbeddel cusub oo la yiraahdo AI Agents. Dad badan waxay u malaynayaan in AI-gu uu yahay kaliya wax su’aalo la weydiiyo

Sharafdin YusufSharafdin Yusuf
Waa Maxay AI AgentArtificial Intelligence

Waa Maxay AI Agent

Dunida maanta, sirdoonka macmalka ah (Artificial Intelligence) wuxuu gaaray heer uu ka beddelayo qaabka ay dadka iyo kombiyuutarradu u wada shaqeeyaan...

Mohamed AhmedMohamed Ahmed