Data ScienceWaa Maxay Predictive Analytics
Predictive Analytics waa qayb ka mid ah Data Science oo isticmaasha xogta hore si ay u saadaaliso waxa dhici doona mustaqbalka. Ma ahan sixir ama qiyaas iska caadi ah.
Showing 1-6 of 6 articles
Data SciencePredictive Analytics waa qayb ka mid ah Data Science oo isticmaasha xogta hore si ay u saadaaliso waxa dhici doona mustaqbalka. Ma ahan sixir ama qiyaas iska caadi ah.
Artificial IntelligenceDeep Learning waa farsamo Garaadka Macmalka oo isticmaasha neural networks badan si ay u barato xog qoto dheer. Waxay fahmaysaa sawir, cod, iyo qoraal iyadoo baranaysa qaabab xogeed. Waa sax ah, awood badan, balse u baahan xog iyo GPU xoog leh. Waqtiga soo socda way sii caqli badnaan doontaa.
Artificial IntelligenceTransformers waa qaab-dhismeedka ugu awoodda badan ee dhisa AI sida GPT iyo BERT. Waxay adeegsadaan *Attention Mechanism* si ay u fahmaan xiriirka iyo macnaha xogta. Waxay ka kooban yihiin Encoder & Decoder, Self-Attention, iyo Positional Encoding.
Artificial IntelligenceMachine Learning waa qayb ka mid ah AI, waana habka mashiin lagu baro xog si uu iskiis u sameeyo go’aan ama saadaal.
Artificial IntelligenceAI ama Artificial Intelligence waa tiknoolajiyada lagu dhisayo barnaamijyo iyo mashiinno awood u leh inay qabtaan shaqooyin caqli bini’aadam u baahan lahaa.
Artificial IntelligenceXogaha la abuuro, la kaydiyo, lana isticmaalo waxay gaartay heer aan hore loo arag. Sannadka 2025 waxaa lagu qiyaasaa in xogta caalamka ay gaartay 147 zettabytes.